Buugga Dhaxalside (Ubadka iyo Isbedelka Cimilada)

Dhaxalside waa buug xanbaarsan aqoonta asaasiga ee isbedelka cimalada la xariirta, waxa uu xoogga saarayaa kaalinta ubadka ee waxka ka qabashada isbedelka cimilada. Waa hage aan ugu tala galnay in ubadka ay ku fahmaan arrimaha Deegaanka iyo isbedelka cimilada. Waxa uu ku jaangoa`anyahay ahdaafta
Horumarka Waara gaar ahaan goolka 3aad, 4aad, 6aad, 7aad, 13aad, 14aad, iyo goolka 15aad. Waxaan ku faraxsannahnay in aan soo saarnay buugan oo ah hindise u adeegaya kobcinta wacyiga caruurta ee ku aadan arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada.
Fadlan linkagan kala dag buuga.
Mahadsanid

Dhaxalside

Share

Scroll to Top